Ik Hajji
Ik Hajji
  • 1 810
  • 30 208 416

Відео

Axmed Cali Haaruun Dararamle - Ku Baal Maray (Kaban Qaraam with Chorus at the background)
Переглядів 46913 годин тому
Axmed Cali Haaruun Dararamle - Ku Baal Maray Kaban Qaraam with Chorus at the background
Axmed Cali Haaruun Dararamle - Shacni iyo Wanaag (Hees Kaban Solo) with Chorus at the background
Переглядів 3092 години тому
Axmed Cali Haaruun Dararamle - Shacni iyo Wanaag Hees Kaban Solo with Chorus at the background
Axmed Cali Haaruun Dararamle - Iskushuban (Qaraam Kaban with Chorus)
Переглядів 8924 години тому
Axmed Cali Haaruun Dararamle - Iskushuban Qaraam Kaban with Chorus Laxankii Cabdilaahi Qaarshe
Maxamed Mooge Liibaan - Waankuu Asqooboo Hees Kaban Solo Ereyadii Abwaan Sulub Cumar 1974
Переглядів 9234 години тому
Maxamed Mooge Liibaan - Waankuu Asqooboo Hees Kaban Solo Riwaayadii Caashaq iyo Cadaalad Ereyadii Abwaan Sulub Cumar 1974
Maxamed Mooge Liibaan iyo Xaliima Khaliif Magool - Maxaa kaa galay nin geel badan (Hees Kaban Duet)
Переглядів 1,4 тис.7 годин тому
Maxamed Mooge Liibaan iyo Xaliima Khaliif Magool - Maxaa kaa galay nin geel badan Hees Kaban Duet Abwaan Sulub Cumar Riwaayadii Caashaq iyo Cadaalad 1974
Xaliima Khaliif Magool - Boqorkoow Nakulansii (Hees Kaban Solo) Ereyadii Abwaan Sulub Cumar
Переглядів 9549 годин тому
Xaliima Khaliif Magool - Boqorkoow Nakulansii Hees Kaban Solo Boqorkow na kulansii, 1974 Ereyadii Abwaan Sulub Cumar Laxankii Ismaaciil Cabdi Geri (Ismaaciil Yare) Riwaayaddii Caashaq iyo Caddaalad Kii aan u bogayeee Aynigii ka baadhee Isku soo barbaarnee Jacaylka igu beeraa Ayaa bira xadiidiyo Buuri noo dhaxaysaa Beryahaa ninkaygii Awood aan ku booqdoon Ku bariidsho waayee Waxaan kaa baryayaa ...
Sayid Khaliifa - Duni Aqir Sabaneey Kaban Solo Kooxdi Iftiin Ereyadii Abwaan Baashe Macalin Sooyaal
Переглядів 2739 годин тому
Sayid Khaliifa - Duni Aqir Sabaneey Hees Kaban Solo Kooxdi Iftiin Ereyadii Abwaan Baashe Macalin Sooyaal
Sayid Khaliifa - Rabbiyoow (Hees Kaban Solo Alla Bari ah)
Переглядів 58212 годин тому
Sayid Khaliifa - Rabbiyoow Hees Kaban Solo Alla Bari ah
Faaduma Cabdilaahi Kaahin Maandeeq - Raaxeeye Burcaawi (Kaban Solo)
Переглядів 1,9 тис.14 годин тому
Faaduma Cabdilaahi Kaahin Maandeeq - Raaxeeye Burcaawi (Kaban Solo)
Faaduma Cabdilaahi Kaahin Maandeeq - Majinbaa Majaanbaa (Hees Kaban Solo)
Переглядів 1,1 тис.16 годин тому
Faaduma Cabdilaahi Kaahin Maandeeq - Majinbaa Majaanbaa (Hees Kaban Solo)
Faaduma Cabdilaahi Kaahin Maandeeq - Nabsibaa Hiiliyo (Hees Kaban Solo)
Переглядів 1,9 тис.16 годин тому
Faaduma Cabdilaahi Kaahin Maandeeq - Nabsibaa Hiiliyo (Hees Kaban Solo)
Muuse Ismaciil Qalinle ft Sahra Axmed - Goormeeynu Darisnaa (Hees Kaban Duet) Ereyadii Abwaan Dacar
Переглядів 2,1 тис.19 годин тому
Muuse Ismaciil Qalinle ft Sahra Axmed - Goormeeynu Darisnaa (Hees Kaban Duet) Ereyadii Abwaan Dacar
Cabdi Qays - Lahashadaadiyo (Hees Kaban Solo)
Переглядів 1,1 тис.19 годин тому
Cabdi Qays - Lahashadaadiyo Hees Kaban Solo
Axmed Cali Cigaal - Godobtayda (Hees Kaban Solo)
Переглядів 1,1 тис.19 годин тому
Axmed Cali Cigaal - Godobtayda (Hees Kaban Solo)
Faaduma Cabdilaahi Kaahin Maandeeq - Helelooy (Qaraam Kaban Solo with Chorus at th background)
Переглядів 3,1 тис.19 годин тому
Faaduma Cabdilaahi Kaahin Maandeeq - Helelooy (Qaraam Kaban Solo with Chorus at th background)
Seeynab Xaaji Cali Baxsan - Gullahayoow (Hees Kaban Solo)
Переглядів 3,9 тис.21 годину тому
Seeynab Xaaji Cali Baxsan - Gullahayoow (Hees Kaban Solo)
Khadiija Cabdilaahi Dalays - Ani Luun Dhawaaye (Hees Kaban Solo)
Переглядів 52221 годину тому
Khadiija Cabdilaahi Dalays - Ani Luun Dhawaaye (Hees Kaban Solo)
Siraad Cabdulle Ugaas - Diraacdii Lasoo Maray (Hees Kaban Solo)
Переглядів 762День тому
Siraad Cabdulle Ugaas - Diraacdii Lasoo Maray (Hees Kaban Solo)
Xasan Aadan Samatar - Durduyahow Rogmanayaa (Hees Kaban Solo) Ereyadii Abwaan Cabdi Sheekh Biixi
Переглядів 1,2 тис.День тому
Xasan Aadan Samatar - Durduyahow Rogmanayaa (Hees Kaban Solo) Ereyadii Abwaan Cabdi Sheekh Biixi
Kinsi Xaaji Aadan - Sida Yool Halyeey (Hees Kaban Solo)
Переглядів 104День тому
Kinsi Xaaji Aadan - Sida Yool Halyeey (Hees Kaban Solo)
Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige - Kala Maqnaasheheenii (Hees Kaban Duet)
Переглядів 2,2 тис.День тому
Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige - Kala Maqnaasheheenii (Hees Kaban Duet)
Kinsi Xaaji Aadan -Adkeysan Waayo (Hees Kaban Solo Kabankii Jiim Sheekh Muumin)
Переглядів 736День тому
Kinsi Xaaji Aadan -Adkeysan Waayo (Hees Kaban Solo Kabankii Jiim Sheekh Muumin)
Kinsi Xaaji Aadan - Kuu baryaa Ilaahay (Hees Kaban Solo)
Переглядів 2,1 тис.14 днів тому
Kinsi Xaaji Aadan - Kuu baryaa Ilaahay (Hees Kaban Solo)
Kinsi Xaaji Aadan - Fikirka Caashaqa (Hees Kaban Solo) Kooxdii Onkod
Переглядів 1,2 тис.14 днів тому
Kinsi Xaaji Aadan - Fikirka Caashaqa (Hees Kaban Solo) Kooxdii Onkod
Maxamed Yuusuf Cabdi - Ogoloow Aabahaa (Hees Wadani Non-Kaban Solo)
Переглядів 1 тис.21 день тому
Maxamed Yuusuf Cabdi - Ogoloow Aabahaa (Hees Wadani Non-Kaban Solo)
Magool, Maandeeq, Iftiin, Guduudo Carwo, Hibo Nuuraa, Cabdillaahi Qaarshe, Ismaacil Yare - Gobannimo
Переглядів 2,2 тис.21 день тому
Magool, Maandeeq, Iftiin, Guduudo Carwo, Hibo Nuuraa, Cabdillaahi Qaarshe, Ismaacil Yare - Gobannimo
Xaliima Khaliif Magool - Kala Maqane Maya (Hees Wadani) 20-01-1966
Переглядів 1,9 тис.28 днів тому
Xaliima Khaliif Magool - Kala Maqane Maya (Hees Wadani) 20-01-1966
Upcoming: Qalinle ft Sahra Axmed - Goormeeynu Darisnaa Laxankii Bashiir Xaddi
Переглядів 12 тис.Місяць тому
Upcoming: Qalinle ft Sahra Axmed - Goormeeynu Darisnaa Laxankii Bashiir Xaddi
Upcoming: Tubeec ft Magool (Kaban Duet song) Ereyadii Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal Cirro
Переглядів 1,6 тис.Місяць тому
Upcoming: Tubeec ft Magool (Kaban Duet song) Ereyadii Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal Cirro

КОМЕНТАРІ

  • @ALOOLQARAAM
    @ALOOLQARAAM 2 години тому

    Saaxiib meel aan kaala soo xidhiidho, maad iisoo qortid?

  • @bashiirmaxamedbarre9369
    @bashiirmaxamedbarre9369 5 годин тому

    Maxamed wardi Allaah ha u naxariisto dhammaan

  • @abdishakurelmi6036
    @abdishakurelmi6036 7 годин тому

    Cabdinaasir macalin siciid 1986 ma noolayn sxb 1982 ayuu geeriyooday marka iska sax taariikhda heestii la qaaday waa 1976

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 10 годин тому

    #Ikhajji Cumar dhuule

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 10 годин тому

    ❤❤

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 10 годин тому

    Badiyo ciyarta tubako sigar xalalwo canaha lagusobadasha waqtiga barwaqada dibjirka qarsomin guri ijaran wayo hawenkisa kafisa xolo bero isrufyamay canshur lagushegtay bad iyo wabi

  • @abdisalandayib6428
    @abdisalandayib6428 День тому

    Arimadu Inay Ehel Taqaan ❤Cajiib ! Cajabeey ! Cajay ! Yaaah @KHADRA DAAHIR CIGE 🎉

  • @cismaanqorane
    @cismaanqorane День тому

    Dood

  • @xagalmedia6391
    @xagalmedia6391 День тому

    Ibraahim Baadil isku xaafad baan aheyn, shaqsi xaqdhowr iyo sharaf badan ayuu ahaa.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 День тому

    ❤❤❤

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 День тому

    Riwaayadan Riwaayadaha Kale Wan Ka Jeclahay Sababtoo ah Waxaa Qayb Lixaad Leh Ka Qadanaya Sadexdii Nin ee Ugu Saraysay Xiligaas Xagga Maada iyo Qosolka Ilahay Raxmadii Janoh Hasiiyee, Wlaahi Halkeedii Bay Dhigeen,

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 дні тому

    Inaa lilaahi wa Inaa ilaahi raajucuun

  • @MahadMahad-o4j
    @MahadMahad-o4j 2 дні тому

    Alha unaxaristo muse ismaciil qalinle hestan adban uradinay kabanka libaxa codkaguuxa

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 2 дні тому

    Mahadsanid mudane heeskan in badan baan raadiyay.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 2 дні тому

    Beerdilaacshe

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 2 дні тому

    Qaraamka aan aadka u jecelahay Ayuu kamid yahay Laxankan Iskushuban wallaahi Thanks Beerdiclashe upcoming in shaa Allah

    • @ikhajji
      @ikhajji 2 дні тому

      Mahadsanid Arbache

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 2 дні тому

    ❤❤❤

  • @abassismailibrahim5940
    @abassismailibrahim5940 2 дні тому

    Many thanks to IK Hajji my friend keep going

    • @ikhajji
      @ikhajji 2 дні тому

      Asante mjomba. Lakini kumbe wewe ni shabiki sugu hapa?

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 2 дні тому

    Sxb waan kudhagaysaataa oon kumirqaamaa heesahaad soodhigto lkn dhibaa iga haysata codkoodiibaa gaaban

    • @ikhajji
      @ikhajji 2 дні тому

      Point taken keenly. Hadda kadambe korban kadigi.

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 2 дні тому

    Oraginal axyaa qaraam

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 2 дні тому

    Lkn sxb codka maxaad udalici wayda

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 2 дні тому

    Heestii heesaha caawuun kaahayaa sxb

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 2 дні тому

    Axeey ax goobe waa cajiib sida uu kabanka ugaga ilmaysiiyay wlhi xada I dhaqaqday Gulayso oo mahad sanid lk haaji

    • @ikhajji
      @ikhajji 2 дні тому

      Mahadsanid walalo

  • @Sadaamak
    @Sadaamak 2 дні тому

    Old is gold

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 2 дні тому

    Nio heesaha ka dhex hadalka ka daa.

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 2 дні тому

    Suggaanta Soomaalida iyo howlgalkii ciidan/dagaalkii 77 ee lagu xorreynayay dhulka Soomaali Galbeed.

  • @mahamoudwerah8975
    @mahamoudwerah8975 2 дні тому

    Waan ku salaamay. Runtii heeso fiican ayaad soo ban-dhigtaa waan kusoo dhaweynayaa. My advice waxaan jeclaan lahaa in aad ka dhaafto ka dhex-hadalka heesaha oo aan is leeyahay waa xayay-siis. Respect

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 дні тому

      Codkaas baan dhibsaday wlh wuxu heesihiiba wuu ku ciyaaray 🤧🤧

  • @shaaficifaarah344
    @shaaficifaarah344 2 дні тому

    Dadkii markaa joogay haday ilduufeen maanta ku joogaa miyaanay arkayn

  • @shaaficifaarah344
    @shaaficifaarah344 2 дні тому

    Heestaa kumaa sameeysay

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 2 дні тому

    Thanks

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 2 дні тому

    ❤❤❤

  • @IftiinMuxumad
    @IftiinMuxumad 3 дні тому

    Warkacusub

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 3 дні тому

    Suuggaantii la curiyay,laguna luuqeeyay intii uu socday dagaalkii lagu xorreeyay gobolka Soomaali Galbeed.

  • @user-ss1wq4yz8m
    @user-ss1wq4yz8m 3 дні тому

    Libaax tubeec iyo magool heesta nayruus ku soo xigsii

    • @ikhajji
      @ikhajji 2 дні тому

      Tubeec gabar kala laqaadeysa original ah Riwaayadii Jacaayl Bob umabahna. Magool xiliagan dambe ey laqade Tubeec ayabo kacaansan tii hore.

    • @user-ss1wq4yz8m
      @user-ss1wq4yz8m 2 дні тому

      Markii hore maandeeq ayaa laqaaday markan magool Ayaan aad ujeclahay markay kabanka tahay inaad haysana waan rajaynayaa

  • @Highilighschannel1470
    @Highilighschannel1470 3 дні тому

    Heeska: Ubaxbaan sidaa Codka: Khadra Daahir AUN Erayada:Yamyam AUN Laxanka: Gacayte AUN Kamanka: Xudaydi AUN

  • @Hayiman100
    @Hayiman100 3 дні тому

    Erayada:-YamYam Laxanka:-Axmad gaceyte Codka:-Khadra Dahir cige Allaha u Naxariisto dhammaantooda.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 3 дні тому

    #Ikhajji soo gaali bro

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 3 дні тому

    ❤❤❤

  • @FahimaFais
    @FahimaFais 4 дні тому

    Rafiiqaygiyeey warme igu ride rarka igu dulqaad 2024❤

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 4 дні тому

    Codkii axamed cali cigaaal ayaan ka dhadhansanaya heestan kacaanka ah

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 4 дні тому

    kujar hadalka xasan aadan iyo shankaroon wakhti aan heestan kusomaray wacnaya jacayl kii kowad een sibaranay maxay wakhti igu bixisay inan midowno balse ana lafahmi wayay hada walaqaba ana singal baan ahay qeeqay wll calosha igasida wan kubaryaye anu waxba calosha kuguma haye isoduce wll

  • @CadeGude
    @CadeGude 4 дні тому

    Waa riwaayadii 2aad ee xasan geney waxa kahoreysey Dab jacayl karin waa Waa labada riwaayadood ee uu kabilowday kuna tisqaaday Jacaylkii cigaal iyo khadra Kadaaya dadka beenta 1974 Waa ka danbeysaye Waa riwaayadii ugu horeysey ee Khadra xidig ka noqoto Dabjacayl karinwaa waxay ahayd Copy

    • @ikhajji
      @ikhajji 4 дні тому

      Balno sheg Riwaayada magaceeda

    • @CadeGude
      @CadeGude 3 дні тому

      Riwaayadu waa jin iyo jacayl dee Lkn maaha 1973 Waa 75 ama 76 Sadex riwaayadood oo xasan geney Leeyahay Midwalba hees aanu lahayn baa Kujirta

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 4 дні тому

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 4 дні тому

    .

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 4 дні тому

    Cajiib caadi maaha

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 дні тому

    AUN faaduma cabdilaahi maandeeq

  • @abdimaalin6542
    @abdimaalin6542 4 дні тому

    Abwaan salaad diirshe

  • @dhugmaallyrics
    @dhugmaallyrics 5 днів тому

    Khaliif cusmaan cabdi ( sayid khaliifa ) waa fannaan qaran oo fankiisa la jacelyahay Mahadsanid IKHAJJI CHENNEL

  • @mohafarmajo473
    @mohafarmajo473 5 днів тому

    Ereyada: AUN Maxed Cumar (Huryo) Laxanka: Siciid Xarawo Codadka: Axmed Cali Cigaal iyo AUN Khadra daahir waxay heestu kujirtay riwaayadii Jin iyo Jacayl ee uu lahaa abwaan Xasan Ganey

  • @Li-dr3hb
    @Li-dr3hb 5 днів тому

    Radio shabeele xasuus wlhi😮